Conditional Statements
Learn about conditional statements, loops, and other control flow structures in the Soplang programming language.
Conditional Statements
Soplang waxay bixisaa fulin shuruudeed (conditional execution) iyadoo adeegsanaysa erayo Soomaali ah si ay u noqoto mid cad oo muujin leh.
If Statements – haddii, haddii_kale, ugudambeyn
Waxay u dhigmaan if, else if, iyo else luqadaha kale.
abn da = 17 haddii (da >= 18) { qor("Waad qaan gaadhay") } haddii_kale (da >= 13) { qor("Waxaad tahay dhallinyaro") } ugudambeyn { qor("Waad yar tahay") }
Block walba waxaa lagu xiraa {}. Waxaad isku xirin ama isku dhex dhigi kartaa (nest) sidaad u baahan tahay.
Boolean Conditions
Adeegso muujiyeyaasha bool iyo operators-ka &&, ||, iyo !.
abn x = 4 abn y = 9 haddii (x < y && y < 10) { qor("Shuruudaha waa sax") } // Negation haddii (!(x == y)) { qor("Qiimuhu ma sina") }
Summary
| Keyword | Meaning |
|---|---|
haddii | if |
haddii_kale | else if |
ugudambeyn | else |
Control flow ee Soplang wuxuu raacaa qaab akhris-wanaagsan oo Somali-first ah.
Switch-Case – dooro iyo xaalad
Loogu talagalay laanayn cad oo ku saleysan hal qiime: dooro (switch expression), xaalad (case), iyo ugudambeyn (default).
qoraal maalinta = "Jimce" dooro (maalinta) { xaalad "Isniin" { qor("Todobaad cusub") } xaalad "Jimce" { qor("Waqti nasasho") } ugudambeyn { qor("Maalin kale") } }
Tani waxay ku habboon tahay go'aan-qaadasho leh laamo badan oo ku saleysan qiime go'an.
Combined Usage
Waxaad isku dari kartaa haddii/haddii_kale/ugudambeyn iyo dooro si aad u dhisto logic adag oo weli akhris-wanaagsan.
Tixraac degdeg ah oo ku saabsan hawlaha ku-dhexjira Soplang (qor, gelin, nooc, abn, jajab, qoraal, bool, teed, walax, daji, kor, dherer, xul).
Noocyada xogta ee Soplang: primitives (abn, jajab, qoraal, bool), ururinta (teed, walax), iyo sida loo adeegsado.