Control Flow in Soplang
Soplang waxay bixisaa fulin shuruudeed (conditional execution) iyadoo adeegsanaysa erayo Soomaali ah si ay u noqoto mid cad oo muujin leh.
🧠 If Statements – haddii
, haddii_kale
, ugudambeyn
Waxay u dhigmaan if, else if, iyo else luqadaha kale.
abn da = 17 haddii (da >= 18) { qor("Waad qaan gaadhay") } haddii_kale (da >= 13) { qor("Waxaad tahay dhallinyaro") } ugudambeyn { qor("Waad yar tahay") }
Block walba waxaa lagu xiraa {}
. Waxaad isku xirin ama isku dhex dhigi kartaa (nest) sidaad u baahan tahay.
🚦 Boolean Conditions
Adeegso muujiyeyaasha bool
iyo operators-ka &&
, ||
, iyo !
.
abn x = 4 abn y = 9 haddii (x < y && y < 10) { qor("Shuruudaha waa sax") } // Negation haddii (!(x == y)) { qor("Qiimuhu ma sina") }
✅ Summary
Keyword | Meaning |
---|---|
haddii | if |
haddii_kale | else if |
ugudambeyn | else |
Control flow ee Soplang wuxuu raacaa qaab akhris-wanaagsan oo Somali-first ah.
🔄 Switch-Case – dooro
iyo xaalad
Loogu talagalay laanayn cad oo ku saleysan hal qiime: dooro
(switch expression), xaalada
(case), iyo ugudambeyn
(default).
qoraal maalinta = "Jimce" dooro (maalinta) { xaalad "Isniin" { qor("Todobaad cusub") } xaalad "Jimce" { qor("Waqti nasasho") } ugudambeyn { qor("Maalin kale") } }
Tani waxay ku habboon tahay go'aan-qaadasho leh laamo badan oo ku saleysan qiime go'an.
🔁 Combined Usage
Waxaad isku dari kartaa haddii
/haddii_kale
/ugudambeyn
iyo dooro
si aad u dhisto logic adag oo weli akhris-wanaagsan.