Numbers in Soplang
Soplang waxa uu leeyahay laba nooc oo tiro ah: abn (integers) iyo jajab (decimals). Boggan waxa uu muujinayaa sida loo qoro, loo xisaabiyo, loona is-beddelo labadan nooc.
🧱 Integers — abn
abn
waxa uu metelaa tirooyin dhan (…,-2,-1,0,1,2,…). Waxaad qeexi kartaa si dynamic (door
) ama si static (abn
).
// Literals & declaration abn da = 21 door tirin = 100 // dynamic, but integer value // Arithmetic abn a = 10 abn b = 3 qor(a + b) // 13 qor(a - b) // 7 qor(a * b) // 30 qor(a / b) // 3.333... (natiijo jajab ah) qor(a % b) // 1 (remainder) // Comparisons qor(a > b) // run qor(a == 10) // run qor(a != b) // run
Qaybintu (/
) waxay bixin kartaa natiijo jajab haddii aysan si buuxda u qaybsamin—haddii aad rabto integer oo keliya, isticmaal abn()
si aad u truncationsameyso.
abn natiijo_dhan = abn(10 / 3) // 3 (truncation)
💧 Decimals — jajab
jajab
waxa uu metelaa tirooyinka leh meel-dhaaf (floating/decimal). Waxaa ku habboon xisaab sax ah oo leh jajab.
// Literals & declaration jajab pi = 3.14159 door qiime = 2.5 // dynamic, decimal value // Arithmetic jajab x = 10.0 jajab y = 4.0 qor(x + y) // 14.0 qor(x - y) // 6.0 qor(x * y) // 40.0 qor(x / y) // 2.5 // Comparisons qor(pi > 3) // run qor(2.0 == 2) // run (labaduba waxay loo turjumi karaa qiime isu eg)
Haddii aad ka timid door
oo aadan hubin nooca, waxaad ka fiirsan kartaa nooc()
si aad u xaqiijiso.
door n = 2.75 qor(nooc(n)) // "jajab"
🔁 Isku-darka abn & jajab
Marka aad isku qasto abn
iyo jajab
, natiijadu inta badan waxay noqotaa jajab
. Waxaad si cad u qasbi kartaa nooca adigoo adeegsanaya abn()
ama jajab()
.
abn a = 5 jajab b = 2.0 // Natiijo jajab door c = a + b qor(c) // 7.0 qor(nooc(c)) // "jajab" // Qasbi integer (truncation) abn d = abn(a / b) qor(d) // 2 // Qasbi decimal jajab e = jajab(a * 2) qor(e) // 10.0
🧩 Beddel & xaqiijin degdeg ah
// From input → number door gelin_da = gelin("Da'daada qor: ") abn da = abn(gelin_da) // "19" -> 19 qor("Nooc: " + nooc(da)) // "abn" // String → decimal jajab qiime = jajab("12.75") qor(qiime + 0.25) // 13.0 // Number → string qoraal s = qoraal(2025) qor("Sanad: " + s)