Input and Output in Soplang
Soplang waxay isticmaashaa shaqooyin-dhexdeed fudud si loo soo bandhigo wax soo saar iyo in lagu akhriyo gelinta isticmaalaha.
🖨️ qor()
– Print to Console
Adeegso qor()
si aad u muujiso qiimayaal ama xarfo (strings) shaashadda.
print_console.sop
qor("Hello, Adduun!") door magaca = "Aamina" qor("Magaca: " + magaca)
⌨️ gelin()
– Read from User Input
Adeegso gelin()
si aad u weydiiso isticmaalaha gelin. Qiimaha wuxuu had iyo jeer kusoo noqdaa string.
read_input.sop
door magaca = gelin("Magacaaga qor: ") qor("Waad ku mahadsan tahay, " + magaca)
Haddii aad u baahan tahay is-beddel nooc (type conversion), waxaad adeegsan kartaaabn()
si aad ugu rogto tiro.
type_conversion.sop
door da = abn(gelin("Da'daada qor: "))