Soplang Syntax
Soplang syntax waxaa loo qaabeeyey in ay noqoto mid cad, kooban, oo si sahlan loogu fahmo af-Soomaali. Waxay isticmaashaa ereyo Soomaali ah si ay u metesho fikradaha barnaamijyada caanka ah, taas oo ka dhigaysa koodhku mid dabiici ah oo la akhrin karo.
🟢 Hello World
Tani waa barnaamijka ugu fudud ee Soplang. Waxay adeegsanaysaa shaqada-dhexdeeda qor()
si ay u muujiso wax soo saar.
qor("Hello, Adduun!")
🧱 Structure
Barnaamijyada Soplang waxay ka kooban yihiin qaybahaan:
- Declarations – adigoo adeegsanaya
door
,abn
,jajab
, amamadoor
- Functions – adigoo adeegsanaya
hawl
,celi
- Control flow – adigoo adeegsanaya
haddii
,ugudambeyn
,celi
, iwm. - Built-ins – sida
qor()
,gelin()
,nooc()
Blocks waxaa lagu qeexaa laalaabyo ({}
) koodhkuna wuxuu ku socdaa khad-khad.
🔍 Example Program
Tusaalahan waxa uu akhriyaa gelinta isticmaalaha kadibna wuu salaamaa. Waxa uu ka kooban yahay: qeexid hawl (function), doorsoome, iyo built-ins.
hawl salaan(magac) { qor("Asalaamu calaykum, " + magac) } door magaca = gelin("Magacaaga qor: ") salaan(magaca)
📦 File Extension
Faylasha il-koodhka Soplang waxay adeegsadaan kordhinta .sop
. Waxaad ku ordi kartaa CLI ama REPL-ka Soplang:
soplang file.sop
Syntax-kan waxa uu ku barayaa qulqulka iyo dareenka Soplang: fudayd, muujin, iyo Somali-first.